Kenya oo Ku Hor Kuftay Caddaalladda Caalamka iyo Soomaaliya oo guul gaartay !!

Somaliya, Shacbi iyo Dowlad, oo ku mitidday baddeeda guul ayaa usoo hoyatay. Halka Kenya ay ku hor kuftay caddaalladda caalamka. October 12, 2021 ayey Maxkamada ICJ xukunkeeda kama dambeysta ahaa ka dhiibtay inaysan jirin soohdin badeed labada dal ay ku heshiiyeen hadda ka hor oo barbaro la ah loolka sida ay sheegatay Kenya. Balse dhammaan garsoorayaasha maxkammadda … Continue reading Kenya oo Ku Hor Kuftay Caddaalladda Caalamka iyo Soomaaliya oo guul gaartay !!